Sacuudiga oo ku dhawaaqday shirkad diyaaradeed cusub oo tartan Caalami ah galeysa

Sacuudi Carabiya ayaa Axaddii ku dhowaaqday billowga shirkad diyaaradeed oo cusub, taasi oo qeyb ka ah qorshe magaalada Riyadh looga dhigayo xarun socdaal oo caalami ah, oo la loolanta magaalooyinka Doha iyo Dubai. Riyadh Air “ayaa ujeedkeedu yahay inay duulimaadyo ku tagto in ka badan 100 goobood oo caalamka ah kahor 2030,” waxaa sidaas qortay … Continue reading Sacuudiga oo ku dhawaaqday shirkad diyaaradeed cusub oo tartan Caalami ah galeysa